Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iskaashatada kaluunka ee magaAlada kismaayo ayaa isugu yimid Kulan ay kaga hadlayeen xoojinta, wada shaqeynta dhaxdooda iyo waliba mida ayaga iyo Wasaaradda Kaluumaysiga iyo khayraadka badda ee Jubbaland ay wadagaan.
Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.