Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo bilowday Qiimeynta Tayada Dawooyinka yaalo Xarumaha Caafimaad ee Degmada Kismaayo

0
181

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda caafimaadka Dowlad Goboledka Jubbaland Ayaa Qiimeyntaan Ka sameysay Xarumaha Caafimaad ee Ku yaala Xaafadaha Degmada Kismaayo iyo Cispitaalka Guud Ee Magaalada Kismaayo.

Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here