(Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Dowlada hoose ee degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa deegaanka Goobweyn oo dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo Ka daahfuray kulanka wadatashiga iyo qorsheeynta baahiyaha ka jira degamada Kismaayo iyo deegaanada hoos yimaada.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.