Tababare Carlo Ancelotti oo Loo Magacaabay Tababaraha ugu Fiican Yurub Sanadka 2022 

0
212

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa loo magacaabay tababaraha ugu fiican yurub sanadka 2022 kadib markii uu champions League iyo La Liga kula guulaystay kooxdiisa.

Tababare Carlo Ancelotti ayaa kooxda Real madrid wax badan ka badalay markii uu kusoo biiray wuxuuna ku hogaamiyey Kooxdiisa Guulo kala duwan sida Koobabka kala ah koobka horyaalka dalka Spain ee La Liga, Koobka yurub ee Champions League, Koobka Clup Worl Cup, UEFA Super Cup.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here