Maamulka Gobolka Jubbada hoose oo ka hadlay Saameynta Abaartu ay ku reebtay Deegaanada Jubbaland

0
189

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dowlada goboledka Jubbaland waxaa ay ka mid tahay meelaha ay abaartu ku habsatay waxaana wali muuqda saameynada kala duwan ee ay abaartu ku reebtay bulshada ku nool deegaanada Jubbaland.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here