Magaalada Kismaayo oo Tababar loogu soo xiray Kismaayo Wariyayaasha ka howl gala Idaacadda Waamo

0
205

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose ayaa lagu soo xiray Tababar mudo saddex beri ah socday,kaas oo loo qabtay Howl-wadeenada Idaacadda Waamo.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here