Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo kaashanaysa isbitaalka Indhaha ee Al nuur ayaa Kismaayo ka daah furtay olole indha fiiqis lacag La’aan ah kaas oo ay ka faa’iidaysanayaan bulshada Kunool magaalada kismaayo iyo deegaanada hoos yimaada.
Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.