Darawalada Gadiidka ee Magaalada Kismaayo oo ka hadlay Dayactir Lagu Samaynayo Wado Halbowle u ah Magaalada

0
257

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wadadaan oo ah wadada kali ah ee laami ee ku taala magaalada kismaayo isla markaana halbawle u ah isku saocdka dadka iyo gaadiidka waxayna isku xirtaa magaalada kismaayo  iyo Magalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here