Magaalada Kismaayo oo Lagu soo Gabagabeeyey Tababar Ku saabsan sida bulshada Looga badbaadin karo Halista Cudurada Faafa 

0
197

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tababarkaan oo socday mudo saddex maalin ah ayna ka faa’iideysteen ku dhawaad 100 kamid ah shaqaalaha ka shaqeeya xarumaha caafimaad ee ku yaalo deegaanada Jubbaland, waxaana Tababarkaan lagu baranaayey shaqaalaha Caafimaad sida bulshada Looga Badbaadin karo Halista Xanuunada Faafa.

Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here