Masuuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Jubbaland oo booqday Deegaanka Cabdlle Biroole

0
181

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiye ku xigeenka dhinaca amniga ee Maamulka Degmada kismaayo iyo Xildhibaan Cali Mahad oo kamid ah baarlamaanka Jubbaland ayaa booqday Deegaanka Cabdlle biroole oo qiaastii dhanka koonfurteed ka xiga 45 KM Magaalada Kismaayo.

Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here