Qaar ka mid ah Gabdhaha aqoonyahanka Kismaayo oo ka hadlay Doorkooda kaga aadan Gurmadka abaaraha

0
188

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-qaar ka mid ah gabdhaha aqoonyahanada ee ku nool Magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay doorka haweenka ee kaga aadan gurmadka dadka ay saamaysay abaartu ee kusoo barakacay Kismaayo iyo nawaaxigeeda gaar ahaan haweenka iyo caruurta oo ah dadka aad u nugul.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here