Agaasimaha Waaxda Caruurta ee Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo ka hadlay Tacadiyada Loo geysto Caruurta

0
200

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha waaxda caruurta ee Wasaaradda haweenka xaquuqul insaanka iyo arimaha qoyska Jubbaland mudane Cabdiqadir Cabdi yare ayaa idaacadda Waamo ugu warbixiyey Barnaamijka wacyigalinta ee Wasaaradda ka wado magaalada Kismaayo.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here