Maamulka Jaamacadda Plasma faraceeda Kismaayo oo munaasabad u qabtay Arday Qalin-jibisay

0
258

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Munaasabad ay buuga qalin jabinta jaamacada ku difaacanayeen Arday Dhigata Jaamacada Plasma faraceeda magalada kismaayo ayaa Lagu Qabtay Magalada kismaayo ee xarunta Gobalka jubbada Hoose.

Juweeriya Axmed Xasan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here