Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland oo Kulan La qaadatay Wafti ka Socdo Hay’adda WFP.

0
192

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda WFP u qaabilsan Xuduudaha koonfurta Soomaaliya.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here