Xuska malinta Dhalinyrada oo Kismaayo lagu qabtay

0
272
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-12 August sanad waliba waxaa loo dabal dagaa malinta dhalinyarada ,Waxaan xaflada dabal dag lagu qabtay magaalada Kismaayo Gaaar ah xarunta KTI, waxiyn dhalinyrada  ay soo bandhigeen xirfado kale duwan.
Sanad walab waxuu leeyahay hal ku dhig lagu maamuso maalinta dhalinyrada waxan Hal ku dhiga sandakan uu  ahaaa  xirfadsiinta dhalinyrada.
Munasabadda xuska waxaaa ka soo qeybgalay Xildhibaan , wasiro , Agasimiyaal , odayaasha dhaqanka , ururka dhalinyrada iyo qeybaha kale duwan ee bulshada.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here