Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo qabatay kulan looga Doodayey yareynta Xanuunada Ku dhaca Maskaxda

0
167

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-kulankaan oo ay soo qaban Qaabisay Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland ayaa waxaa kasoo qeyb-galay Ururada bulshada sida Haweenka, odoyaasha Dhaqanka, Dhalinyarada, Culimada iyo Ardayda iskoolada Kismaayo waxaana looga hadlaayey yareynta Xanuunada Kudhaca maskaxda.

Iidle Aadan Mahamed :- ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here