Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Degmada Kismaayo oo ka Warbixiyay howlaha uu Ururku u qabto bulshada

0
368

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Bulshada Soomaaliyeed waxaa lagu qiyaasaa in % 70  ay dhalinyaro yihiin waxaa ayna dhaliyaradu haatan doorar muhiim ah ka qaataan horumarada dalkeena ka jira sida dib u dhiska dalka, nabad ilaalinta iyo hormarada kale ee dalka ka socda.

Hamdi Mahamed Yaasiin:- ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here