10-ka Ciyaaryahan ee ugu Fiican Todobaadka ugu Horeeya ee Premier League oo La Soo Bandhigay.

0
278

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxa la ciyaaray todobaadkii ugu horeeyay ee horyaalka premier League jimcihii sabtidii iyo Axadii iyada oo la bilaabay xilli ciyaareedka 2022/2023.

Waxa jira xiddigo durba is muujiyay kulamada ugu horeeya ee xilli ciyaareedka soona bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah furitaankii xilli ciyaareedka.

Wargayska Mailonline ayaa soo saaray 10-ka xiddig ee ugu fiican todobaadkii ugu horeeyay ee horyaalka prmeier League.

Haddaba waa kuwaan 10-ka Ciyaaryahan ee ugu Fiican Todobaadka ugu Horeeya ee Premier League oo La Soo Bandhigay.

Image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here