Maamulka Iskuulka New Waamo oo ka Warbixiyey Nidaamka Waxbarasho Iskuulkaasi

0
242

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iskuulka New Waamo waxaa uu ka mid yahay iskuulada ay Wasaarada Waxbarshada Jubbaland ay gacanta ku heysa waxaana wax ku barta ardeyda ku nool kaamamka ku yaala xaafadaha dalxiiska ee magaalada kismaayo.

Abdinoor Samriye :- ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here