Ciidanka Ammaanka iyo Ardayda Boosaaso oo iska kaashanaya Sugida Amniga Magaalad

0
447

Kismaayo(Waamo Radio) Ciidanka Ammaanka iyo Ardayda Boosaaso oo Kawada Shaqaynaya Sugida Amniga Magaalada
Taliska ciidanka booliska gobolka Bari iyo ardayda wax ka barata dugsiyada sare ee magaalada Boosaaso ayaa kawada shaqaynaya sugidda ammaanka magaalada.
Taliyaha qaybta booliska gobolka Bare gaashaanle sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa sheegay inay ka go’antahay dhexgalka bulshada si ay u ogaadaan dareenkooda una dareensiiyaan inay iyaga u shaqaynayaan.
Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud, waxa uu caddeeyey in xafiiskiisu uu marwalba u furan yahay ardayda iyo dhammaan shacabka gobolka dadweynahana looga baahan yahay inay kaalin muuqata ka qaaday sugidda ammaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here