Kalluun yari baahsan oo ka Jirta Suuqyada Kalluunka ee Magaalada Kismaayo

0
195

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Suuqyada lagu iibiyo kalluunka ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka jiro kaluun yari baahsan waxaana sare u kacay qiimaha kallunka maadaama uu yaraaday kaluunkii bada laga soo saari jiray sababo la xiriira dabeylaha bada ka jira.

Hamdi Mahamed Yaasiin :- ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here