Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiilka Jubbaland iyo Maamulka Degmada Kismaayo oo Awaamiir Kasoo Saaray Xaalufinta Dhirta

0
189

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Jarista dhirta ayaa ah mid aan u wanaagsaneyn deegaanka iyo bulshada waxaana laga dhaxlaa dhibaatooyin ay ka mid yihiin nabaad guurka, roob la,aanta iyo bilicda deegaanka oo is badasha .

Hamdi Mahamed Yaasiin :- ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here