Kooxda Barcelona oo La Wareegtay Daafac Muhiim ah

0
315

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kooxda Barcelona ayaa si Rasmi ah u shaacisay in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga daafaca ka ciyaara ee Jules Kounde, Xiddiga reer France ayaa qalinka ku duugay heshiis wakhti fog ah oo uu kula joogi doono kooxda ku ciyaarta Camp Nou.

Barcelona ayaa Jules Kounde ka dhigtay saxiixeedii 5-aad suuqa kala iibsiga xagaagan kadib markii ay Sevilla kala heshiisay saxiixa xiddiga, Sidoo kale kooxda ayaa xaqiijisay in xiddiga si Rasmi ah loogu soo bandhigi doono garoonka Kooxda ee Camp Nou.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here