Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xeebaha magaalada Kismaayo sida Liido, Kiboora iyo Calanley ayaa ah meelaha ugu badan ee ay bulshada ku nool Magaalada Kismaayo u dumashaad tagaan Maalmaha nasiinada ee Jimcaha iyo khamiista.
Hamdi Mahamed Yaasiin :- ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.