Ganacsade Jubbaland oo Maalgashaday Mid kamid ah Beeraha Deegaanka Buulo Guduud

0
383

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Beeruhu waa mid kamid ah ilaha dhaqaale ee ugu muhiimsan wax soo saarka dalkeenna, Ibraahain Cabdulaahi Salaad oo kamid yahay Ganacsatada Jubbaland ayaa maalgashi dhinaca wax soo saarka beeraha ku sameeyay beertiisa oo 10 higtar ah oo uu ku leeyahay deegaanka Buulo Guduud.

Juweyriya Hassan Ahmed :- ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here