Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arimaha gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Jubbaland ayaa qabatay Aqoon kororsi ku saabsan fahmka Bulshada ee dhisida golaha deegaanka waxaana in kabadan Boqol dumar ah oo laga soo kala xulay deegaanada dhaca Waqooyiga Magaalada Kismaayo.
Iidle Aadan Mahamed :- ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.