Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Maxamed Cumar Yusuf u magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada degmada Dhoobley sidoo kale waxaa Madaxweynahu uu Cabdinuur Wali Khaliif u magacaabay Garsoore in uu ka noqdo Maxkamada Degmada Dhoobley.
Awke Ali Awil :- ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.