Isbitaalka Daryeel oo Magaalada Kismaayo ku soo Dhaweeyay Dhakhaatiir Cusub

0
187

Kismaayo(Waamo Radio)-Agaasimaha Guud ee Isbitaalada Daryeel ee Magalada Kismaayo  Dr. Axmed Maxamad Xuseen Ciro ayaa garoonka diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweeyay Dr Axmad Ibraahin Cabdi oo ku takhasusay daweynta iyo qaliinka cudurka baabasiirka.

Juweyriyo Hassan Ahmed :- ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here