Hay’adda SWC oo Haweenka ku nool Kismaayo ka caawisa helista xirfado kala duwan oo ay ku shaqeystaan

0
332
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xarunta daraasaadka haweenka Soomaaliyed ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano SWC ayaa haweenka ku nool magaalada Kismaayo ka caawisa in ay helaan xirfado wax ku ool ah oo ay ku shaqeystaan Mustaqbalka.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here