Wararka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland oo soo Xirtay Tababar Ku Saabsan Nabadda iyo Amniga . By admin - July 22, 2022 0 225 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu soo xiray tababar lagu barananayay nabadda iyo amniga kaas oo ay ka faa’iidaysteen qaar ka mid ah ururada bulshada Jubbaland. Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay. http://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2022/07/warka-Abdinoor-Samriye-wasaradda-Haweenka-iyo-xuquuqul-Insaanka-Jubbaland-oo-soo-xirtay-tababar-lagu-baranayay-nabadda-iyo-amniga-.mp3 Share this:FacebookX