Wasaaradda Kallumaysiga Jubbaland oo Tababar u qabatay howlwadeenada Wasaaradda.

0
249

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tababarka ayaa loo qabtay 15 qof oo ka mid ah hawlwadeenada Wasaaradda Kallumaausiga iyo khayraadka Bada Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa inta uu socdo lagu baranayaa tayeynta shaqaalaha iyo maamul daadajinta.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here