Ururada Bulshadda Rayidka Jubbaland oo ku baaqay in wax laga qabto Xaaladaha Bani’aadannimo ee  ka jiro Gobolka Gedo.

0
197

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ururada bulshada Rayidka ee Jubbaland oo ka duuleyso qayli dhaanta kala duwan ee kasoo baxeyso dadka reer miyiga ah ee ku nool qeybo badan oo kamid ah gobolka Gedo ayaa waxey ku baqeen in loo gurmado dadka iyo duunyada ay biyo la`aanta heyso ee kunool Gobolka Gedo.

Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here