Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Abaarta ku dhufatay qeybo ka mid ah deeganada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxay saameeyn ku yeelatay barakacayaashan deggan Kaamka Madiina ee duleedka magaalada Kismaayo.
Barakacayaasha ayaa waxaa ay ku jiraan Guriyo ka sameeysan Geedo iyo Baco aan celin karin Qorraxda iyo qabowga ka jira magaalada.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.