Tababar lagu kobcinayo xirfadda iyo tayada shaqaalaha Wasaarada Hawlaha guud iyo Guriyeynta Jubbaland oo lagu qabtay xarunta Wasaradda

0
204

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud iyo Guriyeynta Jubbaland Eng Ismaaciil Axmed Garas ayaa manta magaalada Kismaayo ka daahfuray tababar loo qabtay qaar ka mid ah shaqaalada Wasaaradda iyo Shaqaale ka kala socday degmooyinka Kismaayo iyo Afmadoow.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here