Gudoomiyaha Kaam Badar oo ka Warbixiyay daruufaha ay ku nool yihiin Haweenka ku nool Kaamka 

0
276
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kadib burburkii dowladii dhexa ee Soomaliya dad badan waxay noqdeen qaxooti dalka gudahiisa iyo dibadiisa kuwaas oo nolol adag ku nool,Kaamka badar ee magalada Kismaayo waxaa kunool Haween badan oo danyara ah kuwaas oo la daalaa dhacaayo duruufaha Nolosha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here