Agaasimaha Barnaamijka Marwo Caafimaad ee Jubbaland oo Sheegay in Baamijkaan ay ka faa ideysteen Dumar Badan oo Ka shaqeeyo adeegyadda Caafimaadka .

0
211

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Abshir Yuusuf oo ah Agaasimaha Barnaamijka Marwo Caafimaad ee Jubbaland oo guud ahaan gobolada dalka ay dhawaan ka bilowday Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Fadaaraalka Soomaaliya  oo taageero dhaqaale ka heleyso Banka Adduunka  ayaa waxaa uu Idaacadda Waamo uga warbixiyay  tan iyo markii la bilaabay  Barnaamijkaan tirada dumarka reer Kismaayo ee ka faaideystay.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here