Go’aanka Ten Hag Ee De Jong, Da’yarka PSG Ku Haysato Barcelona & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa

0
195

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Bayern Munich agasimaheeda Hasan Salihamidzic  ayaa markale cadeeyay halka ay ka joogaan saxeexa Cristiano Ronaldo isaga oo meesha ka saaray inay la wareegayaan. (SPORT1 via Mail on Sunday)

Manchester City ayaan doonayn inay iibiso xagaagan Bernardo Silva xilli Pep Guardiola wali u arko mid muhiim u ah qorshahiisa. (Sunday Mirror)

Arsenal ayaa Man City kala heshiisay daafaca bidix ee Oleksandr Zinchenko oo ay 30 Milyan oo pound kaga qaaanayso balse heshiiska shaqsiga ah ayaan wali dhicin. (Fabrizio Romano)

Chelsea ayaa u dhaqaaqi doonta daafaca  dhexe ee Sevilla ee Jules Kounde kaddib markii ay Man City kala heshiin wayday daafaca dhexe ee Nathan Ake. (Times – subscription required)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here