Wasiir ku xigeenka wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Jubbaland oo maanta kormeeray hawl-wadeenada ka shaqeynaya dhismaha wadooyinka

0
312

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Jubbaland Ibraahin Maxamad Qooshoow oo uu weheliyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Sadiiq Cabdi Khaliif ayaa Maanta booqasho ugu tagay maamulka Shirkadda dhiseysa Waddooyinka magaalada  iyo Shaqaalaha Kashaqaynaya dhismaha Waddooyinka Kismaayo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here