Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa wuxuu ka dhageystay qorshaha dib u habeynta Maaliyadda ee sanadka 2022/2023.
Awkw Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.