Barakacayaasha ku nool Magaalada Kismaayo oo Maamulka Jubbaland iyo Hay’addaha Sama falka ka codsaday in la caawiyo.

0
194

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Waxaa sanadihii ugu dambeeyay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ku soo barakacay dad aad u badan kuwaas oo ay saamayn Lixaad leh ku yeesheen abaarihii dalka ku dhuftay.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here