Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Gudoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose ayaa Kulanka kula qaatay Xarunta guriga Gobolka ee K2 Odoyaasha dhaqanka Jubbaland wuxuuna kala hadlay abaaraha Ka jiro deegaanada Dowlad goboleedka Jubbaland oo saaameyay dadka iyo duunyada.
Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.