Kismaayo(Waamo Radio)-Magaalada Kismaayo waxaa ka dhisan kaamam badan oo barakacayaal ah,waxaa ayna isku jiraan qaar wadanka Kenya Qaxooti ku ahaa oo haatan dib ugu soo laabtay dalkooda waxayna barakacayaal ay ku yihiin kaamka Halgan 1-aad.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.