Barakacayaasha ku nool Kaam badbaado oo sheegay in roobkii ay saameyn ku yeesheen.

0
225

Kismaayo(Waamo Radio)-Kaamka badbaado waa mid kamid ah kaamamka ku yaala magaalada kismaayo waxaa ku nool dad danyar ah oo barakacayaal ah kuwaas oo ay nolashu ku adag tahay, qaar kamid barakacayaasha ku nool kaam badbaado oo la hadlay idaacadda Waamo ayaa ka warbixiyey saameynta uu roobabku ku yeesheen.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here