Madaxwaynaha Jubbaland oo Xarunta Madaxtooyada kula tukaday Boqolaal Shacab ah

0
201
Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowladda Jubaland Ahmed Mohamed Islaam ayaa maanta masuuliyiin iyo dadweyne kala duwan salaada ciidda kula tukaday Xarunta ku meel gaarka ah ee  Madaxtooyada Dowld Goboleedka Jubbaland.
Madaxweynaha ayaa ka hadlay xaaladda guud ee abaaraha,Amniga iyo dhismaha Golayaasha deegaanka wuxuuna bulshada uga warbixiyay marxladaha abaarah ka jir dalka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here