Kismaayo(Waamo Radio)-Iyadoo lagu guda jiro maalmaha Ciidda ayaa waxaa dadka reer kismaayo ay badankood u damaashaad tagaan deeganada kismaayo ka baxsan,sida Goobweyn,Qaam-Qaam,Qandal,yoontoy iyo Deegaano kale oo ay u aadaan in ay farxadda Ciida ku soo qaataan.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.