Suuqa Xoolaha Magaalada Kismaayo oo mashquul badan Laga Dareemayo

0
269

Kismaayo(Waamo Radio)-Saylada lagu iibiyo suuqa xoolaha ee Magaalada Kismaayo oo Laga dareemayo mashquul badan kaasoo salka ku haya maalmaha ciidul udxiyada ee fooda inagu soo haysa.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here