Kalluumeysatada deegaanka Goobweyn oo Sheegay in aysan heysan agab ay ku kalluumeystaan.

0
246

Kismaayo(Waamo Radio)- Deegaanka Goobweyn ee dhaca waqooyiga magaalada kismaayo oo ah deegaan qadiimi ah waxaa kunool qoysas badan oo ay Nolashooda ku Tiirsan tahay wax soo saarka kaluumeysiga, beeraha iyo xoolaha, qaar kamid ah kaluumeysatada deegaanka Goobweyn oo la hadlay Idaacadda Waamo ayaa sheegay in aysan heysan agabka wax lagu soo Jalaabto sida Doomaha Iyo Shabaagta.

Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here