Horyaalka Premier League oo Noqday Horyaalka Lacagta ugu badan La Galiyay Suuqa Xagaagan..

0
373

Kismaayo(Waamo Radio)- Kooxaha premier League ayaa haatanba suuqa galiyay lacagta ugu badan iyaga oo la soo saxiixday xiddigaha ay doonayaan in ay ku xoojiyaan kooxdooda.

Sida laga soo xigtay Transfermarkt, Kooxaha premeir League ayaa suuqa galiyay lacag dhan 581.20m iyaga oo ka badan horyaalada Serie A (306.68m), Bundesliga (236.93m), Ligue 1 (187m) & LaLiga (135.4m).

Kooxaha Premier League Tottenham, Liveprool iyo Newcastle United ayaa ah kooxaha lacagta ugu badan galiyay suuqa kala iibsiga xagaagan.

  1. Tottenham (87.20)
  2. Liverpool (85.79)
  3. Real Madrid (80)
  4. PSG (79.50)
  5. Newcastle (66)
  6. Manchester City (60)
  7. Leeds United (57.84)
  8. Dortmund (55)
  9. Aston Villa (54.50)
  10. Bayern Munich (50.50)Revealed! The latest EPL transfer rumours and done deals this offseason ▷  SportsBrief.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here