Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaarada Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmad ayaa Booqasho iyo is xaal waraysi ugu tagey qaar ka mid ah waalidiinta ay caruurta ka leysay cudurka Jadeecada iyo nafaqo darada.
Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.