Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo sheegtay in qaar ka mid ah deegaanada dhaca waqooyiga Kismaayo ay ka jiraan baahiyo caafimaad.

0
193

Kismaayo (Idaacadda Waamo)- Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee dowlad goboledka Jubbaland oo booqasho kormeer shaqo ku tagey deegaanada dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo ayaa sheegay in baayiyo dhanka caafimaadka ah ay ka jiraan Deegaanada dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here